MELVIN WAXA UU LA KULMAYAA VILDIS IYO TILDIS/ M
Lägg till önskelistan
Anna Munyua (författare)

MELVIN WAXA UU LA KULMAYAA VILDIS IYO TILDIS/ Melvin möter Vildis & Tildis (Melvinböckerna) e-bok

Pris 65 kr
(0)
Matilda waxa ay ciyaartaa kubbadda cagta. Waxa ay ku fiican tahay sida goolka loo dhaliyo. Dhammaan ciyaartoyda kooxda ayaa sidaa aamisan, xitaa Melvin ayaa ku raacsan sidaa. Guri deriskooda ah ayay Vildis iyo Tildis u soo guureen. Waa xarfaan sida raha u booda, waxaanay aaminsan yihiin in ay yihiin kuwa ugu fiican ee ugu xariifsan. Inkasta oo ay xadeen kubbaddii caalamiga ahayd ee Matilda. Marka ay Vildis iyo Tildis ku soo biireen kooxda kubbadda cagta, waxa ay Matilda go’aan ku gaadhay in a...
E-Bok 65 kr Pris

Bokons kunder har även köpt

Författare Anna Munyua (författare), Johan Eriksson (illustratör), Musa M. Issa (översättare)
Förlag Avaltea
Utgiven 10 April 2021
Genrer 3-6 År, Barnböcker
Språk Somali
Format pdf
Kopieringsskydd Vattenmärkt
ISBN 9789198362633
Matilda waxa ay ciyaartaa kubbadda cagta. Waxa ay ku fiican tahay sida goolka loo dhaliyo. Dhammaan ciyaartoyda kooxda ayaa sidaa aamisan, xitaa Melvin ayaa ku raacsan sidaa. Guri deriskooda ah ayay Vildis iyo Tildis u soo guureen. Waa xarfaan sida raha u booda, waxaanay aaminsan yihiin in ay yihiin kuwa ugu fiican ee ugu xariifsan. Inkasta oo ay xadeen kubbaddii caalamiga ahayd ee Matilda. Marka ay Vildis iyo Tildis ku soo biireen kooxda kubbadda cagta, waxa ay Matilda go’aan ku gaadhay in ay iska dayso kubbadda. Waligood Matilda iyo Melvin kuma ay fikirin in ay saaxiibbo la noqdaan labada tuug ee budhcadda ah! Maxaa yeelay sidaasi waa sida ay Vildis iyo Tildis yihiin. Miyaanay sidaa ahayn…? Matilda spelar fotboll. Hon är bäst på att skjuta boll i mål. Alla i laget tycker det.Melvin med.I grannhuset flyttar Vildis och Tildis in. De är riktiga mallgrodor som tror att deär coola och kan allt. Dessutom har de stulit Matildas Världsmästarboll.När Vildis och Tildis börjar i fotbollslaget bestämmer sig Matilda för att sluta.Aldrig i livet att hon och Melvin tänker bli kompisar med tjuvar och banditer!För det är precis vad Vildis och Tildis är. Eller...?