Bisaddii Anbatay (e-bok) av Sayid-Axmed M. Yuusuf (Dhegey)

Bisaddii Anbatay e-bok

55 kr
Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem. Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed b…
Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem. Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed baxdo oo ugaadhsi tagto, gaar ahaan sidii ay kalluun u soo qabsan lahayd. Waalidkeed waxa ay mar kasta u sheegi jireen in aanay keligeed bixin. Maalin maalmaha ka mid ah, ayey baxday. Dhibaatadii ay la soo kulantay ayuu buuggu ku saabsanyahay.
E-bok 55 kr
Författare Sayid-Axmed M. Yuusuf (Dhegey) (författare)
Förlag Books on Demand
Genrer Barnböcker, 9-12 År
Språk Somali
Format epub
Kopieringsskydd Vattenmärkt
ISBN 9789175698823

Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem. Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed baxdo oo ugaadhsi tagto, gaar ahaan sidii ay kalluun u soo qabsan lahayd. Waalidkeed waxa ay mar kasta u sheegi jireen in aanay keligeed bixin. Maalin maalmaha ka mid ah, ayey baxday. Dhibaatadii ay la soo kulantay ayuu buuggu ku saabsanyahay.

Inga recensioner än