Robin iyo xarfaha Giriigga (e-bok) av Adam Sven
Lägg till önskelistan

Robin iyo xarfaha Giriigga (Av barn för barn) e-bok

Pris 49 kr
(0)
Den här boken är på somaliska. Wakhtigii ay Ella iyo Robin kujireen tamashlaynta/dalxiiska ayaga oo lasocda saxiibadood waxay heleen god buureed leh xarfo xardhan aan kuna jira dhagxaanta gudohooda caadi ahayn Robin oo yaqaan luuqada giriiga ayaa akkriyay,waxana kudhiiradeen inay kusocdaan loolan kooda. Sheekadan waxaa ay soo gaadhay mashruuca loo yaqaan "Ka caruurta, Ku caruurta", Gu'a 2013. Mashruucan waxaa lagu soo qaatay dugsiyada waxbarashada ee Västerås. Mashruucan oo loo yaqaano "Ka ...
E-Bok 49 kr Pris

Bokons kunder har även köpt

Författare Adam Svensson - Emil Lindblom (författare)
Förlag Pliplop Books
Utgiven 17 Oktober 2013
Genrer 0-3 År, 3-6 År, 6-9 År, Barnböcker
Språk Somali
Format pdf
Kopieringsskydd Vattenmärkt
ISBN 9789187227752
Den här boken är på somaliska. Wakhtigii ay Ella iyo Robin kujireen tamashlaynta/dalxiiska ayaga oo lasocda saxiibadood waxay heleen god buureed leh xarfo xardhan aan kuna jira dhagxaanta gudohooda caadi ahayn Robin oo yaqaan luuqada giriiga ayaa akkriyay,waxana kudhiiradeen inay kusocdaan loolan kooda. Sheekadan waxaa ay soo gaadhay mashruuca loo yaqaan "Ka caruurta, Ku caruurta", Gu'a 2013. Mashruucan waxaa lagu soo qaatay dugsiyada waxbarashada ee Västerås. Mashruucan oo loo yaqaano "Ka caruurta, Ku caruurta" waa mashruuc ay iska kaashadeen laanta IDA ee degmada Västerås iyo Pliplop Books.  Guuleystaha mashruucan waxaa soo xushay xul isugu jira, caruur iyo dad waaweyn.